Tacsi AUN marxuum Jamaludiin Xaaji Cali oo ku geeriyooday magalada salal ee wadanka Cuman

INAA LILAAHI WA,INAA ILEYHEYHI RAAJIXUUN.

Waxaa shalay ahayd oo ay taariikhdu ku aadanayd 11/12/2018 ku geeriyooday magalada salal ee wadanka Cuman AUN marxuum Jamaludin Xaaji Cali

Waxaan allah uga baryaynaa inuu marxuumka dambigiisa dhaafo janadii fardowso ahaydna ka waraabsho, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxaa Tacsiyeynaya dadka hoos ku qoran oo u tacsiyeynaya dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Marxuumku, gaar ahaan qoyskiisii.

  1. C/risaaq warsame (Garwayne)
  2. Mahdi Yuusuf Dhuux
  3. C/qafaar Cabdile Ereg
  4. Bashiir Cabdi Cabdi Jamac (Shiish)
  5. Bashiir Abshir Gaas
  6. C/casiis Axmed Galamaax (Khalafoow)
  7. Asiili C/qaadir Xuseen
  8. C/sitaar xasan Jaamac Dhurwaa
  9. Maxamed Muuse Dhurwaa
  10. Maxamed Warsame (Xabeeb)
  11. Ifraax Cabdulaahi xashi Maxamuud Gaani
  12. Maryan Cabdulaahi Axmed (Qodmadow)
  13. Mahad Xuseen calas
  14. C/wali Faarax Xade
  15. Sahal C/wali Faarax Xade
  16. Itaahin Dhubad

MA DHINTE WAA ALLAH, Geeriduna waa xaq, eeboo ha u naxariiso Marxuumka, jannatul fardowsana ha ka waraabiyo AMIIN.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

 

About The Author