Sawirro: Musharax Siciid Dheere oo hoyga uu ka degan yahay Garowe ku booqday Musharax Cabdi Siciid Juxa.

24 Dec 2018 (Puntlandes) Musharax Madaxweynaha Puntland Sareeye guud Siciid Dheere ayaa hoyga uu ka degan yahay caasimadda Puntland ee Garowe wuxuu ku booqday Musharax Cabdi Siciid Juxa.

Kullanka dhexmarey labada Musharax ayey diiradda ku wada saareen arrimo badan oo ku saabsan doorashada Puntland, taas oo Garowe ka dhacaysa 8da jan 2019ka.


Puntlandes.com

About The Author