Xaflad lagu taageerayo Musharaxnimada Pro Abdiweli Ali Gaas

24 Dec 2018 (Puntlandes) Xaflad ballaaran oo lagu Taageerayo Musharaxnimada Pro Abdiweli Mohamed Ali Gaas ee madaxweynaha dawladda Puntöland 2019-2023 ayaa waxay qaban qaabadeeda oo aad u xoogan ka socotaa magaalada Minneapolis , cinwqaanka goobta hoos ka daalaco:

Courtyard Minneapolis Downtown

1500 Washinton Ave South

Minneapolis, MN 55454

nala daawada Heestii: Cabdiwali na Daadihihi waa hees Dhiirigelin ah loona qaaday Madaxweynaha Puntland Dr Gaas

Heestii ” Puntland ha isku tashato” oo ku saabsan waxqabadka Dr Gaas

Puntlandes.com

About The Author