DAAWO VIDEO-SAWIRRO: WASIIR O & TALIYAYAAL CIIDAN OO ISUGU YIMID SHIR AMNIGA DOORASHA LOOGA HADLAYO

24 Dec 2018 (Puntlandes) Wasiiro katrsan Dawlada Puntland, Gudoomiyaha gobolka Nugaal iyo Taliyayaal Ciidan oo Gorowe shir jaraa’ad ku qabtay ayaa Baaq udiray Musharaxiinta iyo Warbaahinta inay Qayb ka noqdaan adkaynta Amaanka Madaama loo diyaar garoobayo Doorashada Madaxtinimada Puntland ee ka dhacaysa casimadapuntland ee garowe.



Puntlandes.com

About The Author