Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo la dhaariyay doortayna Guddoomiye Kumeel gaar ah

01 Jan 2019 (Puntlandes) Xildhibaannada cusub ee Golaha wakiilada dowladda Puntland oo shalay lagu dhawaaqay ayaa saaka loo dhaariyay xilka 2019-2023.

Golaha oo ka kooban 66 xubnood ayaa ka 65 ay yihiin rag haka  hal xubina ay tahayl gabar,waxaana ku jira 49 weji oo cusub,halka 17 xubnood oo kale ay ka soo laabteen Baarlamankii hore.

Puntlandes.com

About The Author