War-saxaafadeed: Golaha Iskaashiga dawlad goboleedyada oo kasoo hor jeesatay eryida Nicholas Haysom

02 Jan 2019 (Puntlandes) Qoraal ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed (GIDG) ayaa lagu sheegay in ay si xoog leh ugaga soo horjeedaan go’aankii ay Wasaarada Arrimaha Dibbada ka gaartay ergeygii gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Nicholas Haysom.

Somaliland ayaa hore u sheegay inuu ka soo horjeedo falka ay ku kacday dowlada federalka isla markaana aysan waxba ka khuseyn go’aankaas.

Akhriso qoraalka Golaha Iskaashiga dawlad goboleedyada oo kasoo hor jeesatay eryida Nicholas Haysom

About The Author