Daawo sawirrada Madaxweynaha Dawladda Puntland & Ku Xigeenkiisaoo kullan Deg-Deg ah la qaateen taliyayaasha iyo saraakiisha ciidamada Puntland

09 Jan 2019 (Puntlandes) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa maanta 09 Jan, 2019 waxay kulan Deg-Deg ah la qaateen taliyayaasha iyo saraakiisha ciidamada Puntland iyagoo ka wada hadlay adkaynta iyo dar-dar gelinta xaaladda ammaanka Puntland.

Daawo sawirrada Madaxweynaha Dawladda Puntland & Ku Xigeenkiisaoo kullan Deg-Deg ah la qaateen taliyayaasha iyo saraakiisha ciidamada Puntland


Puntlandes.com

About The Author