Qarax aad u xoogan oo ka dhacay Gaalkacyo

0

 

Pes Gaalkacyo: Qaraxa ayaa waxaa uu dhacay sagaalkii & barkii habaynimo baryamaha magaalada Gaalkacyo aaga ama meel u dhow dugsiga sare ee Cumar Samatar.

Sida ay xogta ku helayso Pes waxaa ku dhaacmay ugu yaraan afar qof oo rayid ah.

Dhaawaca ayaa waxa la dhigay oo lagu dawaynayaa isbitalka gud ee Gobolka mudug

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *