Sawirro: Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif oo Garowe soo gaaray

26 Jan 2019 (Puntlandes) Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheikh Axmed oo ku casuman xafladda caleema-saarka madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.

Mudane Sheekh Shariif Sheikh Axmed markii uu soo gaaray garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee Gen Maxamed Abshir ayaa waxaa ku dhoweeyay guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) iyo Xildhibaano ka tiirsan labada Aqlad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka tirsan Xisbiga uu hogaamiyo Sheekh Shariif.

Puntlandes.com

About The Author