DAAWO Liiska Golaha wasiirada Puntland oo Lagu dhawaaqay

Filed under: Wararka maanta |

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa caawa ku dhawaaqay Liiska gollihiisa wasiirada Puntland oo isugu jira wasiiro, wasiir Ku-xigeeno iyo wasiiru dowlayaal.

Agaasimaha Telefishanka dowladda Puntland Jamaal Carab Yuusuf ayaa akhriyay liiska Gollaha

Puntlandes.com