Daawo Video: Wasiir Khaatumo oo is casilay kuna sababeeyey in ay tahay wax aan jirin

Wasiir ka tirsanaa maamulka Prof Cali Khaliif Galayr ee Khaatumo oo is casilay kuna sababeeyey in ay tahay Khaatumo wax aan jirin maadaama aysan ku shaqayn rabitaankii bulshada iyo Xoreyntii la doonayey in lagu Xoreeyo Degaamada la haysto.

Wasiirka ayaa si aad ah u dhaliilay hogaanka Prof Galayr isagoo yiri ”wuxuu na yri weeraradii yar yaraa joojiya si aan la inoogu tiimbaray dagaal”

Daawo videoga

Puntlandes.com

About The Author