Xisbiyada HIMILO QARAN, Ilays, UPD iyo Wadajir oo baaq kasoo saaray amni darada dalka & ciidamada soo faarujiyey aagagii ay ka howl-galayeen

27 Marso 2019 (Puntlandes) Xisbiyada qaranka ee kala ah HIMILO QARAN, Ilays, UPD iyo Wadajir shir deg-dega oo ay isugu yimaadeen, kuna falanqeeyeen xaaladda amni darro ee dalka guud ahaan, gaar ahaan caasimadda Muqdisho iyo ciidamada soo faarujiyey aagagii ay ka howl-galayeen arrimo la xiriira daryeel la’aan ay ka cabanayaan, waxey ka soo saareen war murtiyeedkaan:

Puntlandes.com

 

About The Author