Daawo sawirrada Wefti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaliya oo kormeeray xarumaha gorsoorka & Xabsiga weyn ee Garoowe.

29 June 2019 (Puntlandes) Wefti ballaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaliya oo maalmahaan ku sugan Puntland ayaa maanta kormeeray xarumaha gorsoorka, Xabsiga weyn ee Garowe iyo xarunta wasaaradda Caafimaadka.

Wefti uu hogaaminayo Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaliya Baashe Yuusuf Axmed, ayna kamid yihiin Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaliyed, Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo xubno kale ayaa maanta booqday qaar kamid ah xarumaha dawladda ee kuyaala Garowe, gaar ahaana wasaaraddaha Cadaaladda iyo Caafimaadka, xarunta maxkamadaha Puntland, iyo Xabsiga weyn ee Garowe.


Puntlandes.com

About The Author