Daaw Video: Maxkamadda Rafcaanka gobolka Nugaal oo ku dhawaaqday xukunkii dacwadda Kiiskii Caasho Ilyaas

30 June 2019 (Puntlandes) Maxkamadda Rafcaanka gobolka Nugaal ayaa ku dhawaaqday xukunkii dacwadda Kiiskii Caasho Ilyaas oo ay ku  eedaysnaayeen saddexda eedaysane.

Qareennada difaacayaa eedaysanayaasha ayaa rafcaan kale ka qaadatay xukunka saaka waxana dacwaddu u gudubtay maxkamadda sare ee Puntland oo leh go’aanka ugu dambeeya ee xukunnada ay ridaan maxkamadaha heer gobol.


Puntlandes.com

About The Author