Daawo sawiradda Guddoomiyaha golaha shacabka DFS oo Garowe lagu soo dhaweeyey (muuqaal)

29 July 2019 (Puntlandes) Waxaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Gen Mxamed Abshir ee caasimadda Puntland lagu soo dhoweyey wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka DFS Maxamed Mursal Shiikh Abdirahmaan.

Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa ki soo dhaweeyey Guddoomiyaha golaha Wakiilada Puntland, wuxuuna gudoomiyuhu u yimid Garowe inuu ka qayb galo xuska maalinta taariikhiga ah ee 01- August ee ay Puntland buuxin doonto 21 sano oo ka soo waregay markii la aasaasay 1998kii.



Puntlandes.com

About The Author