Akhriso DFS oo soo saartay Warsaxaafadeed ku aadan Doorashada Jubbbaland

Filed under: Wararka maanta |

09 August 2019 (Puntlandes) Wasaaradda Arrimaha Guddaha dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo soortay war saxaafadeed ay uga hadleysa hanaanka ay ka rabto doorashadda Maamulka Jubaland.

Dawladda Federaalka ayaa ugu baaqday  Maamulka Jubbaland inuu Maro wax ay ugu yeertay Hanaanka Doorasho ee maamul goboleedyadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
Akhriso qoraalka DFS



Puntlandes.com