Qarax dhulka lagu aasay oo ka dhacay Magaalada Bosaso.

12 August 2019 (Puntlandes) Qarax dhulka lagu aasay ayaa ka dhacay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, Qaraxaan ayaa ka dhacay Agagaarka Hotelka Bosaso gaar ahaan meel u dhaw goob ganacsi.

Qaran ayaa waxaa dhaawacyo fudud ka soo gaareen laba askari oo saarnaa gaariga qaraxu gaaray, ewaxaana qaraxaan laga maqlayay Magaalada Bosaso inteeda badan,.

Laamaha amaanka Puntland weli wax war ah kama soo saarin qaran.

Puntlandes.com

About The Author