Dhagayso: Nin Kenyan ah oo lagu dilay Bosaso & qarax ka dhacay

12 August 2019 (Puntlandes) Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa maanta lagu dilay Nin Ajnabi ah oo u dhashay Dalka Kenya, kaas oo u shaqeynayay Shirkad Kaluumeysi oo ka hawlgasha magaalada Bosaso.

Ninka dilka gaystay ayaa la sheegay in uu ahaa Askari ilaalo u ahaa ninkaan u dhashay Dalka Kenya, Taliska Qaybta Gobolka Bari ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen Askarigii dilka gaystay.

Dhagayso warbixintan oo ay ka diyaarisay VOA

Puntlandes.com

About The Author