Akhriso liiska xildhibanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland ee ay ku dhawaaqeen guddiga isbaddel dooonka Jubbaland

Filed under: Wararka maanta |

13 August 2019 (Puntlandes) Guddiga doorashadda Jubaland ee ay magacaabeen  golaha isbaddel dooonka Jubbaland oo ku gudajiray soo xulida xildhibaanada cusub ayaa iyana dhankooda ku dhawaaqay liiska xildhibanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland.


Puntlandes.com