Akhriso Gudiga dooroshooyinka Jubaland oo dib ufuray is diiwaan galinta musharaxnimada madaxwaynimada Jubaland

16 August 2019 (Puntlandes) Guddiga dooroshooyinka Jubaland ayaa dib ufuray is diiwaan galinta musharaxnimada madaxwaynimada Jubaland, kadib cadaadis ay Axmed Madoobe saartay beesha Caalamku.

Guddiga ayaa sheegay inay ku dareen 3 bari ka bilaabanasa 17 August-2019 kuna eg 19-August 2019, sabti  ilaa isniin, iyadoo doorashada madaxweynahana ay shaaciyeen inay qabsoomi doonta 22-August 2019.

Akhriso qoraalka oo af-ingiriis ku qoran


Puntlandes.com

About The Author