AKHRISO MADAXWEYNE KUXIGEENKA PUNTLAND OO QAADACAY MAGACAABIISTII GUDDI DOORASHADA PUNTLAND!!!!

18 August 2019 (Puntlandes) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa gebi ahaanba qaaddacay guddiga doorashooyinka ku meel gaarka ah ee uu magacaabay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Sidoo kale madaxweyne ku xigeenka ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday magacaabista guddiga doorashooyinka Puntland maadaama sida uu sheegay ay baalmarsantahay Dastuurka Puntland oo dhigaya in madaxweyne ku xigeenka lagala tashado.


Puntlandes.com

About The Author