Maxkamada Sare ee Puntland oo dib u dhigtay Kiiska Caasho.

19 August 2019 (Puntlandes) Waxaa saaka lagu balansanaa inay Maxkamada Sare ee Puntland mar kale u fariisato kiiska Marxuumad Caasho Ilyaas oo ahayd gabar kufsi iyo dil loo gaystay.

Maxkamadda Sare ee Puntland ayaa saaka fadhigaas furtay waxayna Markale dib udhigtay ku dhawaaqista go’aankii Kiiska Marxuumad Caasho ilyaas oo la sugayay , Maxkamadu waxay sheegtay in loo fariisanayo Khamiista soo socota ee 22-ka bishan.

Puntlandes.com

About The Author