Daawo sawirrada Shirkadda Kebarco oo bilowday Laami saarka wadada bartamaha degmada Galdogob

10 sept 2019 (Puntlandes) Shirkadda Kebarco ayaa bilowday inay Laami saarto wadada bartamaha degmada Galdogob ee gobalka Mudug, taasoo dhismaheeda ay iska kaashanayaa TIS PLUZ iyo Bulshadda magaalada Galdogob.

Degmada Galdogob oo horumaro muuqda ku talaabsanaysa ayaa waxay noqotay degmadii ugu horreysay oo laamiga ka fog oo yeelata laami loo dhisay si caari ah.

Daawo sawirrada


Puntlandes.com

About The Author