Akhriso DFS oo saartay habraac cusub ee soo xulista xubnaha baarlamaanka iyo doorashada Madaxweynaha Jubaland

06 Okt  2019 (Puntlandes) Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraac cusub oo ku saabsan Qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iyo Doorashada Madaxweynaha ee Jubaland 2019, iyadoo horay u jireen habraacyo ay soo saartay oo aan ka dhaqan gelin Jubaland.

Soo saarista habraacan cusub ayaa ku soo beegmaya xilli ay ka socoto magaalada Kismayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee maamulka Jubaland  caleemasaarka Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Hoos ka aqriso habraaca cusub ee ay dowlada federalka soo saartay



Puntlandes.com

About The Author