Madaxweynaha Puntland oo magacaabay taliyaasha Qaybaha Gobolada Nugaal iyo Sanaag

07 Okt  2019 (Puntlandes) Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal u magacaabay G/Dhexe Muumin Cabdi Shire oo horay u ahaa taliye ku xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland.

Sidoo kale Madaxwayne Deni ayaa taliyaha qaybta Booliska gobolka Sanaag wuxuu u magacaabay G/Dhexe Bashiir Cali Maxamed. Madaxweynaha ayaa sidoo kale dalacsiiyay Saraakiisha.

Puntlandes.com

About The Author