Daawo Hadal jeedintii Dr Gaas oo Buug kusoo bandhigay magaalada Gothenburg ee Sweden, kana hadlay arimo badan

13 Okt  2019 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay ku soo bandhigay magaalada Gothenburg ee dalka Sweden Buugii uu qoray ee “A Challanging transition in Somalia”


Dr Gaas oo jeediyey khudbad aad u dheerayd ayaa waxa uu ku dulmaray buuggiisa cusub oo uu ku soo bandhigay xalay oo ay taariikhdu ahayd 12ka oktoober 2019ka caasimadda labaad ee dalka Sweden magaalada Gothenburg.

 

Daawo Hadal jeedintii Dr Gaas oo ah mid aad u xiiso badan daahana ka rogaysa waxyaalo badan:


Puntlandes.com

About The Author