Daawo Dr Gaas oo ku hawlan qorinta buug cusub oo uu ka qorayo 5tii sano ee uu madaxweynaha ka ahaa Puntland

14 Okt  2019 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo magaalada Gothenburg ee dalka Sweden ku soo bandhigay Buugii uu qoray ee “A Challanging transition in Somalia” ayaa shaaciyay inuu soo wado buug cusub oo uu ka qorayo dhacdooyinkii uu la kulmay waqtigii uu ahaa madaxweynaha Puntland.

Dr Gaas ayaa caddeeyey inuu soo bandhigi doono buugga sanadka dambe 2020, isagoo ku qoran labo af oo kala ah Soomaali iyo Ingiriis

Buugga madaxweyne Gaas uu ka qoray ee “A Challanging transition in Somalia” oo ka qoray caqabadihii kala guurka Soomaaliya, kaas oo aad u xiiso badan ayna ka buuxaan xoggo ka qarsoonaa shacabka Soomaaliyeed.



Puntlandes.com

About The Author