Dhagayso: Dilkii madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo 50 sano ay kasoo wareegtay

15 Okt  2019 (Puntlandes) Allaha u naxariistee dilkii madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta waxaa ka soo wareegtay 50 sano, iyadoo lagu dilay magaalada Laascaano maanta oo kale, Oktoober 15 1969.

Dilkiisa Kadib dhowr cisho 21kii Oktoober 15 1969 waxaa Cinqilaab  milateri dalka xukunkiisa kula wareegay allaha u naxariistee Jeneral Maxamed Siyaad Barre.

Idaacadda VOA ayaa ka wareysatay ra’iisul wasaarihii dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Yuusuf oo dhacdadan usoo joogay.

Puntlandes.com

About The Author