Sawirro: Xaggee marayaa dhismaha Dekedda garacad? (muuqaal)

07 Dec 2019 (Puntlandes) Dhismaha Dekadda Garacad ayaa iminka maraya meel aad u fiican, iyadoo Badda gudaha loo galay 115 mitir oo la duugay, qorshaha ayaa ah in la gaaro 1.55km,

Dhismaha Dekadda ayaa waxaa lagu dhisayaa si isku tashi bulsho, waana Mashruucii u horayeey ee neecan ah oo si isku tashi lagu djhisay.

Enjineerada gacanta ku haya dhismaha dekeda Garacad ayaa waxay sheegeen in marka badda gudaha loo gaaro 250m, doonyuhu ku soo xiran karaan Dekeda.

Shaqada dhismaha dekedda ayaa ku socota sidii loo qorsheeyey, iyadoo muddo kooban la qabtay shaqo ballaaran.



Puntlandes.com

About The Author