Daawo muuqaalo Xisbiga UCID oo xaqiijiyey in xukuumada Muse Bixi ay xirtay Siyaasi Ramaax

26 Dec 2019 (Puntlandes) Xukuumada Somaliland ee uu madaxweynaha ka yahay Muuse Biixi ayaa maanta xabsiga u taxaabtay Xoghayihii Arimaha  Gudaha ee Xisbiga UCID Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, waxaana sidaas xaqiijiyey Xisbiga mucaaradka ee UCID.

Daawo Xisbiga UCID oo caddeeyey in xukuumada Muse Bixi xirtay Siyaasi Ramaax


Daawo Xoghayihii Arimaha Gudaha ee Xisbiga UCID Siyaasi
Maxamuud Cali saleebaan Ramaax oo saxaafadda la hadlay ka hor intii uusan Muse Bixi maanta xabsiga u taxaabin

Puntlandes.com

About The Author