Akhriso Masuuliyiin Cusub oo loo Magacaabay Gobolka Gardafuu

29 Dec 2019 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda caafimaadka dawladda Puntland ayaa mas’uuliyiin cusub u magacaabay Gobolka Gardafuu ee Puntland.

mas’uuliyiin cusub ee loo magacaabay Gobolka Gardafuu ayaa kala ah:

  1. Dr Jibriil Siciid Jaamac (Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Gobolka Gardafuu Ahna Maamulaha Hosbitaalka Caluula)
  2. Dr Farxiyo Cali Xuseen (Madaxa Caafimaadka aasaasiga ah ee Gobolka Gardafuu)
  3. Dr Cabdiraxmaan Ali Saalac (Madaxa Xog ururinta Caafimaadka ee Gobolka Gardafuu)


Puntlandes.com

About The Author