Guddiga gurmadka ayaa xaqiijiyay in la helay 12 qof oo la waaysanaa

 

30 Dec 2019 (Puntlandes) Guddiga gurmadka Qaranka ayaa xaqiijiyay in 24 ruux oo la weysanaa 12 ka mid ah la helay,5 ruux oo dhimasho ah,ruux dhaawac ah iyo 6 ruux oo caafimaad qaba.

Waxaanna bilawday sida gudiga ay sheegeen  wajiga labaad ee howlaha loogu gurmanayo shacbkii argagixisada ku dhibateyeen Ex kontorol Af- gooye, islamarkaana ay shegeen in  dalka Qadar loo qaadayo dhawacyo kale si halkaas logu soo daaweeyo.

Puntlandes.com

About The Author