Liiska Xildhibaanada Galmudug oo loogaga dhowaaqay koonfurta Gaalkacyo

19 Jan 2020 (Puntlandes) Guddi doorasho oo uu dhowaan magacaabay Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa magaalada Gaalkacyo ka soo saaray liis ay ku qoran yihiin illaa 68 ruux oo la sheegay inay yihiin xildhibaanada Galmudug.

Guddiga ayaa sheegay in xildhibaanadan iyo kuwo ka dhimanba ay soo dooran dooran doonaan guddoonka baarlamaanka Galmudug.

Akhriso liiska xildhibaanada Galmudug ee garabka madaxweyne Xaaf


Puntlandes.com

About The Author