Daawo Video: Qaadkii Dalka Kenya ee Gaalkacyo ka soo degi jiray oo la joojiyay iyo saamayntuu keenay

Qaadkii ka iman jiray Dalka Kenya ee Gaalkacyo ka soo degi jiray  oo la joojiyay ayaa wuxuu saameeyey dadkii ka Ganacsan jiray. Sababta ay u joojiyeen Ganacsatadii keeni jirtay ayey ku macneeyeen:

  1. Qaadkii oo Kenya ka qaaliyoobay
  2. Diyaaradihii keeni jiray oo qiimihii ay ku keeni jireen qaaliyeey ka dib markii Canshuurta lagu badiyey
  3. Canshuurtii Kooxda Gaadayare ka qaadijireen garoonka Gaalkacyo oo ay kordhiyeen

Daawo videowga

Puntlandes.com

About The Author