Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland TPEC oo Burtinle ku soo bandhiggay Jadwalka Doorashada dowladaha hoose ee Puntland

30 Jan 2020 (Puntlandes) Guddiga ku-meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland TPEC – Transitional Puntland Electoral Commission ayaa maanta oo taariikhdu tahay 30, January 2020 magaalada Burtinle ku soo bandhiggay Jadwalka Doorashada dowladaha hoose ee Puntland.

1. Dib-u-eegista iyo dhameystirka xeerarka
February 2020 ilaa May 2020

2. U-qareemista dhismahaMaxkamadda
sare June 2020

3. Dhameystirka kala-xadeynta xuduudaha
Degmooyinka iyo goobaha cod-bixinta
February 2020 ilaaa Dec 2020

4. Dhameystirka diiwaangelinta
codbixiyeyaasha Dec 2020 ilaa March
2020

5. Qabashada doorashooyinka dowladaha hoose ee Puntland waxay dhacayaan sida uu guddigu sheegay Octoobar 2021.

Puntlandes.com

About The Author