Xildhibaano tirsan Baarlaanka Federaalka Soomaaliya oo ka horyimid shirkii jaraa’id ay Garowe ku qabteen wasiiro DFS ka tirsan

22 Marso 2020 (Puntlandes) Xildhibaano tirsan Baarlaanka Federaalka Soomaaliya oo shir jaraa’id ku qabatay xalay Garowe ayaa waxay caddeeyeen in wasiirada DFS ee shirka jaraa’id qabtay ay qayb ka ahaayeen warmurtiyeedka shirwaynaha wadashashiga Puntland.
Xildhibaanadu waxay caddeeyeen imaysan wasiiradu ku matalin hadalkoodii ay jeediyeen, ayna ka xun yihiin inay abaal ka dhac ku sameeyeen sidii ay Puntland u sharaftay.
Hoos ka akhriso qoraal ay xildhibaanadu soo saareen:


Puntlandes.com

About The Author