Sawirro: Xagge maraysaa dhismaha Dekedda Garacad? (muuqaal)

22 Marso 2020 (Puntlandes) Dhismaha dekedda Garacad oo si isku tashi ah ay ku dhisayaan maalgashato Soomaaliyeed ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay  22ka marso 2020ka waxay maraysaa meel aad u fiican, taas oo ku socota sidii loo wqorsheeyey.

Dhismaha Dekedda ayaa waxaa dhanka Badda loo galay 285m, xagga dhererka biyuhu waxay kor u dhaafayaan 6m.

Dhawaan ayaa waxa la bilaabayaa dhismaha qaybta ay doonyuhu ku soo xiran lahaayeen, taas oo sida qorshuhu yahay la bilaabayo Markii la gaara 300m.


Puntlandes.com

About The Author