Akhriso Dawladda Puntland oo soo saartay go’aano adag oo ay uga hortagayso faafista Coronavirus

27 Marso 2020 (Puntlandes) Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa soo saartay Go’aano looga hortagayo Cudurka Coronavirus sida Isusocodka Gaadiidka iyo rakaabka ka imaanaya dhanka Soomaliland, dhinaca Dowlad Deegaanka Soomaliyeed Ethiopia, Joojinta Keenista qaadka Gudaha Puntland, iyo yareynta iibka Badeecada badan ee dibada uga baxaysa Puntland,

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Ayadoo Fulinaysa go’aanada kasoo baxay Gudiga ka hortagga Cudur Coronavirus DPL waxaa ay masuuliyiinta warqaddaani sida tooska ah ugu socoto lafarayaa inay Fulinayaan go’aanada Guddiga ee Hoos ku xusan.

Puntlandes.com

 

About The Author