Daawo Madaxweyne Deni oo ugu hambalyeeyay shacabka Somaliyed gaar ahaan reer Puntland bilshada bisha barakeysan ee Ramadaan
23 April 2020 (Puntlandes) Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan Bulshada Puntland la wadaagay Hambalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Sidoo kale Madaxweyne Deni waxaa uu bogaadiyey heshiiska lagu xaliyey Khilaafka Jubaland, kaasi oo ay wada gaareen Madaxweynaha Jubaland iyo Golaha Isbedel doonka ee Jubaland
Puntlandes.com