Daawo Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo u mahadceliyay ciidamada PSF ee maanta fashikayey fal argagixiso

5ba2

09 May 2020 (Puntlandes) Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xussen Cali Maxamuud ayaa u mahadceliyay ciidamada PSF ee maanta fashikayey fal argagixiso.

Dableey hubaysan oo ka tirsan Daacish, ayaa maanta bartamaha magaalada Bosaso ku weeraray askar ka tirsan Ciidanka PSF ee Puntland, waxaana halkaasi ka dhacay iska hor-imaad kooban oo khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ciidan.

Ciidanka ayaa dablaydii midna ka dilay midna nolol ku qabtay, iyagoo gacantana uga dhigay rasaas iyo waxyaalaha Qarxa.


Puntlandes.com

About The Author