Daawo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland oo Shirkada TELESOM kala wareegay $840,000 oo ah kaash iyo qalab
10 May 2020 (Puntlandes) Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna Gudoomiyaha Guddida Somaliland ee Udiyaargarawga iyo Kahortagga COVID-19 ayaa Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom wuxuu maanta kala wareegay Qalab qiimihiisu dhan yahay $640,000 iyo lacag cadaan ah oo dhan $200,000 oo loo qoondeeyey dadka danyarta ah ee uu saameeyey Covid 19.
Puntlandes.com