Dhagayso: Puntland oo ka hadashay dagaal ay la gashay Alshabaab
15 May 2020 (Puntlandes) Wasiirka Amniga dawladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo ay waraysatay idaacadda VOA somali ayaa ka warbixiyey dagaal shalay galab deegaanka Bali-khadar ee Buraleyda Galgala ku dhex maray ciidamada Puntland iyo Alshabaab, dagaalkaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ah.
Dhanka kale wiirku yaa sheegay inay magaaladda Bosaso ka soo qabteen qaraxyo iyo xunbo lala xiriirinayo inay ka tirsan yihiin ururka Daacish.
Dhagayso wariyaha VOA-da ee wasiir Galla
Puntlandes.com