Akhriso Madaxweynaha Galmudug oo dhameystiray Golaha wasiirradiisa
15 May 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo dhameystiray Golihiisa Wasiirada, waxaana uu magaacabay 25 Wasiir Kuxigeeno iyo 11 Wasiiru dowlayaal.
Madaxweynaha ayaa horay u magaacaabay 25 wasiir, iyadoo tirada guud ee golaha wasiiradda ka dhigaysa 61 xubnood.
Puntlandes.com

