Xisbiga Wadajir ayaa sharci darro ku tilmaamay in Xukuumaddii dhacday ay ansixiyeen Golaha Adeegga Garsoorka

Filed under: Wararka maanta |

31 July 2020 (Puntlandes)  Xisbiga Wadajir ayaa sharci darro ku tilmaamay in Xukuumaddii dhacday ay ansixiyeen Golaha Adeegga Garsoorka, “Xukuumad heysata Kalsoonida Baarlamaanka ayaa awood u leh inay soo jeediyaan”



“Waa tallaabo kale oo si ula kac ah Rajiimka talada haya ugu tuntay dastuurka iyo shuruucd JFS”ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Wadajir.

Puntlandes.com