Daawo Video: Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo shaaciyey Urusada buuxiyey hannaankii diiwangelinta Ururada Siyaasadda Puntland

01 August 2020 (Puntlandes) Warsaxaafadeed ka soo baxay Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa wuxuu ku shaaciyey Ururada buuxiyey sharuudaha hannaankii diiwangelinta Ururada Siyaasadda Puntland ee soo bilaamatay 15kii December 2019.



Waxaana buuxiyay shuruudihii laga rabay Ururada 10 Urur Siyaasadeed – hoos ka akhri magacyadooda. Guddigu wuxuu u hambalyaynayaa Ururada Siyaasadda buuxiyay shuruudihii ururnimo, dhowaan ayaana la guddoonsiindoonaa shahaadadii rasmiga ahayd ee ururnimo.


Puntlandes.com

About The Author