Daawo sawirro-Video: Dhismaha Qaybtii afraad ee wadada wadaagin ee isku xirta Garacad iyo Gaalkacyo oo la bilaabay

01 August 2020 (Puntlandes) Waxaa bilaabatay dhismaha Qaybtii afraad ee wadada wadaagin ee isku xirta Garacad iyo Gaalkacyo, taas oo ah qaybta u dambaysay oo dhererkeeduna yahay 17km.

Dhimaha wadadaan ayaa waxaa iska kaashaday hay’ada wadooyinka Puntland ee NESHA, shirkada Wadaagsan iyo Shirkada TTN ee dhisaysa Dekada Garacad.

 




Puntlandes.com

About The Author