Daawo sawirro-Video: Garowe oo xariga laga jaray 8 waddo oo laamiya oo laga hirgaliyay

01 August 2020 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha dawladda Puntland Maxamed Dhabancad ayaa maanta oo ku beegan sanadguuradii 22aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Puntland xariga ka jaray 8 waddo oo laamiya oo laga hirgaliyay caasimadda Dawladda Puntland kuwaas qayb ka ah Mashaarcda Hormarinta Magaalada Garowe.

Wadooyinka maanta xariga laga jarauy ayaa dherarkoodu yahay ku dhawaad 5km oo laami oo qaybna lagu dhisay iskutashi qaybna uu Bagiga Aduunku maalgeliyey.



Puntlandes.com

About The Author