Daawo muuqaalo: hadaljeedintii madaxweyne Qoorqoor & hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ee Shirweynaha Wadatashiga Beelaha Mudullood

05 August 2020 (Puntlandes) Waxaa maanta hadal ka jeediyey Shirweynaha Wadatashiga Beelaha Mudullood ee ka socda magaalada Muqdisho Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Shirka Wadatashiga Beesha Mudullood ayaa labadii cisho ee u dambaysay ka socda Mowlaca Macallin Nuur ee Magaalada Muqdisho.

Daawo hadaljeedintii madaxweyne Qoorqoor ee Shirweynaha Wadatashiga Beelaha Mudullood


Daawo hadaljeedintii gud Xisbiiga Wadajir ee Shirweynaha Wadatashiga Beelaha Mudullood ee Muqdisho

Puntlandes.com

About The Author