Ciidamada Puntland oo hawlagal ka sameeyey Xerada Kabka ee magaalada Gaalkayo

09 August 2020 (Puntlandes) Ciidanka Amniga Puntland, PSF, (PMP BIRMADKA) iyo Booliska ayaa howlgal ay xalay ka fuliyeen xerada Kabista magaalada Gaalkacyo  waxay kula wareegeen Xeradaas iyagoo gacanta ku dhigay maxaabiis ka ganacsada maandooriyaha khamriga.

Waxaana howlgalka lagu dhaawacay mid kamid ah waxaana gacanta lagu dhigey 5 kamid ah oo kuwa ka ganacsada maandooriyaha khamriga oo caadeeystayaal ahaa.

Gaalkacyo, waxa ka socda Hawlgallo xooggan oo lagu xaqiijinayo Amniga Magaalada, islamarkaana lagula dagaallamayo Argagixisada iyo kooxaha ka Ganacsatada Khamriga.

Puntlandes.com

About The Author