Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya Fuursade oo is casilay

Filed under: Wararka maanta |

14 August 2020 (Puntlandes) Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Jowhar.com ayaa sheegaya in Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya Dr Nuur Diiriye Fuursade uu isaga tagay shaqada Madaxtooyada, kaddib muddo sanad ah oo uu xilkaas hayay.

Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya Fuursade ayaa isaga tagay shaqada Madaxtooyada, kaddib muddo sanad ah oo uu xilkaas hayay.

Puntlandes.com